Attitudes Towards Democracy in Mogadishu

The vast majority of Mogadishu residents consider democratic elections in the city important, and intend to vote, according to the findings of a poll
of 1633 people across the 17 districts of Benadir Region. But continuing insecurity is seen as the greatest obstacle to democratic elections. On the other hand, Mogadishu residents are also deeply unsatisfied with the 4.5 clan power-sharing system, and want a greater role for women and minorities.

Download the full policy briefing here.


DAREENKA DADKA MUQDISHO EE DIMOQRAADIYADDA

Inta badan dadka Muqdisho waxay rumeysan yihiin inay muhiim tahay inay doorashooyin dimoqraadi ah ka dhacaan caasimadda, waxayna u diyaarsan yihiin inay codkooda dhiibtaan, sidaas waxaa muujisay xog-uruurin ay ka qayb galeen 1633 qof oo kala deggan 17-ka degmo ee gobolka Banaadir. Balse amni xumada ayaa loo arkay inay tahay caqabadda ugu weyn ee ku hor gudban doorashooyin dimoqraadi ah. Dhanka kale, dadka Muqdisho ayaa si weyn uga biyo diidsan hannaanka 4.5 ee awoowd-qaybsiga beelaha, waxayna doonayaan in kaalin mug leh la siiyo dumarka iyo beelaha laga badan yahay.

Soo rogo warbixinta oo dhan.