Mogadishu, 11 February 2021: The Board of Directors of the Heritage Institute for Policy Studies (HIPS) has accepted the resignation of Abdirashid Hashi, the director of the institute for the past six years. His last day as the Executive Director of HIPS will be 28 February 2021. As per the
management procedures of the institute, the Deputy Director, Mursal Saney, will automatically become the acting Executive Director effective 01 March 2021.
download the full press release letter here
Muqdisho, 11 Febraayo 2021: Guddiga Hoggaaminta ee Machadka Heritage ayaa aqbalay iscasilaadda Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo lixdii sano ee la soo dhaafay ahaa Agaasimaha Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage. Mudane Cabdirashiid waxa uu muddo-xileedkiisu ku eg yahay
28 Febraayo 2021. Sida uu dhigayo hannaanka maamulka ee Machadka Heritage, Agaasime-kuxigeenka Machadka oo ah Mursal Maxamuud Saney ayaa noqonaya sii hayaha xilka Agaasimaha Fulinta, laga bilaabo 01 Maarso 2021.