Decentralization Options for Somalia

The issue of decentralization has been hotly debated in Somalia for the past decade. Following the collapse of the military dictatorship in 1991, few Somalis openly advocate for the return to a centralized authoritarian state that monopolizes power in Mogadishu. For many Somalis, some form of decentralization is necessary. However, the most suitable model of decentralization for Somalia remains a matter of contention.

This paper is the first in a series of outputs by the Heritage Institute for Policy Studies on the topic of decentralization. The Institute will engage with various Somali stakeholders and communities across the country with the aim of informing the process further.

Download the full report here  (PDF, 460 KB)


Tobankii sano ee la soo dhaafay, dadka Soomaaliyeed waxay si weyn uga doodayeen arrinta la xiriirta in xukunka lagu baahiyo gobollada iyo degmooyinka . Kadib dumistii xukunkii keli-taliska ee milateriga ahaa, ma muuqato Soomaali badan oo si bareer ah ugu baaqaysa in dib loo soo celiyo dowlad dhexe oo kelitalis ah, awoodda dalkana ku haysata Muqdisho. Laakiin waxaa jira dad badan oo Soomaaliyeed oo doonaya in la helo dowlad dhexe oo xoog leh oo dimoqraaddi ah. Haddii si kale loo dhigo waxaa la dhihi karaa Soomaali badan ayaa u aragta lagama maarmaan in gobollada iyo degmooyinku ay xukunka la wadaagaan dowladda dhexe. Ha yeeshee, waxaa dhab ah in dood weyn ay weli ka taagan tahay qaabka ugu mudan ee xukunka loogu baahin karo gobollada iyo degmooyinka.

Qoraalkaani waa taxane waraaqo-cilmiyeed ah oo kasoo baxaya Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda, wuxuuna ku saabsan yahay mowduuca baahinta xukunka (decentralization). Waxay ujeeddadu tahay inay uu billaabato dood qaran ah oo dhab ah iyo inay fikrad ku kordhiso dadka ay taladu ka go’do. Machadku waxa uu sii wadayaa inuu arrintan kasoo saaro faahfaahinno isagoo la tashi ballaaran la sameyn doona shacabka Soomaaliyeed.

Halkan ka akhriso qoraalka oo dhan (PDF, 471 KB)  

This entry was posted in Publications, Reports and tagged , , , , , , , , , , , . Bookmark the permalink. Trackbacks are closed, but you can post a comment.

3 Comments

  1. Avatar Ali Egal
    Posted February 2014 at 8:38 pm | Permalink

    I want thank to author of this article, indeed, we need to understand the differences between the governmental sytem of the future our country, this is article gave me same understanding but I would like this contenue. thanks

  2. Avatar SamaWade
    Posted March 2014 at 10:02 am | Permalink

    Waxaad tiri: “Machadku waxa uu sii wadayaa inuu arrintan kasoo saaro faahfaahinno isagoo la tashi ballaaran la sameyn doona shacabka Soomaaliyeed.” Somalidda arrinteeddu mar hore ayey dhamaatay(1991) 00 lagu kala baxay. Mar dambe cidinna cid u talin mayso, MUUQ DISHOna cid dambe looga talin maayo. Maanta Hargeisa uma baahna MUUQ DISHO, Garoowe uma baahna, Kismayona waa soo socotaa. Sidaas iyo nabadgelyo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  3. Avatar Ali
    Posted April 2014 at 2:21 pm | Permalink

    Decentralization is a core pillar of ‘Good Governance’. The writer aptly captures the norms and scenarios that poison the implementation of Federalism in Somalia, drawing on internal and external drivers. Somalia is a nation in ‘linguistic’ term ,but in reality it is far from that. The Federal system will for sure creates more enmity and division between the so called -fragile clans tensions. I think Somalia is not yet ready for Federalism. At the moment one stable and just state is what it need. Wishing for the King when we are not yet monarch is an empty political dream. I hope we need to reflect the best way out. The writer didn’t provide the answers but only stated the problems. Essentialising the issue won’t help, tangible solution does.

Post a Comment

Your email is never published nor shared. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*
*