Educational challenges in post-transitional Somalia: Case study Mogadishu

The study investigated major educational challenges facing Somalia in its post-transitional era. It took place in the Benadir region and focused entirely on formal basic schooling, or the K-12 education system. Qualitative research methods were used, and data were collected through interviews with 32 participants and document analysis.

The study found that Somalia is facing complex and multidimensional challenges in the areas of curriculum, teacher training, school infrastructure, lack of public education, unregulated private education, school finance and untrained educational professionals.

Download the full report here.


Caqabadaha Waxbarasho ee Soomaaliya kaddib Kumeelgaarkii: Eegid Muqdisho

Cilmibaaristan waxa ay baartay caqabadaha waaweyn ee soo food saaray waxbarashada Soomaaliya kadib markii uu dalku ka gudbay marxaladdii ku meel gaarka ahayd. Waxaana laga sameeyay cilmibaaristan gobolka Banaadir iyadoo gebi ahaanteedba diiradda lagu saaray waxbarashada aasaasiga ah ee ku salaysan nidaamka dugsiyada hoose, kuwa dhexe iyo kuwa sare (K-12). Waxaa la isticmaalay hab tayaysan oo cilmibarista loo sameeyay, xogtana waxaa laga soo aruuriyay waraysiyo lala yeeshay 32 qof iyo waliba qiimayn dukumintiyo la xariira mowduuca waxbarashada.

Daraasadda ayaa muujisay in Soomaaliya ay horyaallaan caqabado kala duwan marka la eego dhinacyada manhajka, tababarka macallimiinta, dhismaha iskuulaadka, jiritaan la’aanta waxbarasho dawladeed, waxbarashada gaarka ah oo aan lahayn shuruuc hagta, dhaqaale la’aan iskuuleed iyo dadka waxbarashada ka shaqeeya oo aan tababarnayn.

Soo rogo warbixinta oo dhan.