Finding a Way Out of Somalia’s Manmade Electoral Crisis

We at HIPS strongly believe that the window of opportunity is rapidly closing. We propose two courses of action to arrest an electoral crisis and find a pathway to truly inclusive solutions based on a workable compromise among the key stakeholders.

Download the full commentary here

Sababahaas oo dhan daraadood, ayuu MachadkaHeritage si xoogan u aaminsan yahay in ay soo xirmayaan albaabadi oo dhan ayna jirto fursad aad u yar oo lagu xallinkaro xiisaddaha ka jira doorashooyinka waqitigeedi aadka u soo dhawaaday, isla markaana ay
daruuri tahay in la helo dariiq loo maro xalka dhabta ah ee loo dhan yahay. Si taas loo gaaro, waxaan soo jeedineynaa in la qaato laba talaabo midkood, kuwaas oo ka hortegi kara in xaaladdu gacanta ka baxdo, wadadana u xaari kara is-afgarad, horseedina karta inuu abuurmo jawi lagu wada shaqeyn karo oo ka dhex dhasha hormuudka saamilayda siyaasadda.

Halkaan ka soo rogo faallada oo dhan