Oil in Somalia: Adding fuel to the fire?

As the latest ‘frontier region’ of hydrocarbon exploration and production in East Africa, Somalia remains not only one of the most promising, but also most challenging potential oil exporting countries. Apart from numerous technical obstacles, including scant infrastructure for transport and processing, Somalia boasts a host of challenges, including political volatility, institutional fragility, physical insecurity, and ambiguous property rights.

In a new report on Somalia’s oil potential, Dr. Dominik Balthasar, a development policy fellow with HIPS, examine the likelihood that the quest for oil will catalyse an already tense political situation and enhance chances for renewed conflict.

Click here to read the full report (PDF, 2.8MB)


Iyadoo ah furinta hore ee sahminta shidaalka Geeska Africa, Soomaaliya waa dal leh ifafaalo wanaagsan xagga tamarta, isla markaasna waa dal ay caqabado badan oo xagga sahanka shidaalka ah haystaan. Marka laga soo tago caqabado xagga farsamada, kaabayaasha iyo gaadiidka ah, Soomaaliya waxaa ku dahaaran culeysyo kale oo fara badan oo ay kamid yihiin siyaasad dheellineysa, hey’ado aad u nugul, ammaan darro iyo mugdi baahsan oo ku saabsan xuquuqda lahaanshaha hantida.

Daraasad cusub oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya ayuu Dr. Dominik Balthasar, oo ah khabiir arrimaha horumarinta oo Machadka Heritage ka tirsan wuxuu uu kuur galayaa sida laga yaabo in baadi-goobka shidaalku uu sii hurin karo xiisadaha
siyaasadeed ee kacsan, iyo sida uu u kordhin karo fursadaha colaad soo rogaal celisa.

Halkan akhriso qoraalka oo dhan (PDF, 2.8MB)