Somalia’s Drought Induced Crises: Immediate Action and Change of Strategy Needed

The ongoing drought in Somalia – referred to in the Somali language as Sima, which means the leveler, ubiquitous or pervasive – has enveloped the entire country. If rain does not arrive by mid April, and if a massive humanitarian campaign is not mounted swiftly, the drought could morph into an insidious famine that could devastate the country. Hundreds of thousands of vulnerable men, women and children could starve to death.

Successive years without rain triggered the prolonged drought and its unfolding humanitarian crisis. That is, however, only a partial explanation for the problem. Unmitigated conflict intertwined with incessant political malfeasances have rendered the country a famine-prone, failed state. For a quarter of a century, the absence or acute fragility of Somalia’s state organs have stifled developing institutions, systems and policies that could help the country reach its potential to be the breadbasket of the Horn of Africa instead of the current ‘basket case’ reality.

download the full report here


Abaarta ka socota Soomaaliya, looguna magac daray Sima oo loola jeedo, abaar baahsan, oo faafeysa waxa ay saamaysay dalka oo dhan. Haddii aanu roobku iman bartamaha bisha Abriil, islamarkaana aan olole gargaar bini’aadamnimo oo xooggan aan si dhakhso ah loo samayn, abaartu waxa ay isku beddeli kartaa macluul burburisa dalka. Boqollaal kun oo caruur, dumar iyo waayeel nugul ah ayaana naftooda ku weyn kara. 

Sanado isxigey oo aan roobkii ku filnaa di’in ayaa qayb ka qaatay abaarta daba dheeraatay iyo dhibaatooyinka bani’aadamnimo ee ka dhashay. Balse taasi waa sharraxaad qabyo ah oo aan dhammaystirneyn. Colaado iyo siyaasad aan xasilooneyn ayaa sidoo kale ka dhigtay dalka mid u nugul abaaraha. Rubuc qarni muddo ku siman, maqnaanta ama itaal-darrida hay’adaha dowladda ayaa xagal daaciyey samaynta hay’ado shaqeeya iyo diyaarinta siyaasado gaarsiiya Soomaaliya in ay noqoto waddan wax-soosaarkiisu uu ku filnaado geeska Afrika, meesha uu dalku hadda ka yahay , goob uu caalamku iyada quudiyo.

soo rogo warbixinta oo dhan 

This entry was posted in Publications, Reports, Uncategorized and tagged , , , , , . Bookmark the permalink. Trackbacks are closed, but you can post a comment.

Post a Comment

Your email is never published nor shared. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*
*