Tag Archives: Barawe

Al-Shabaab Kaddib Baraawe

Kadidb markii malleeshiyada al-Shabaab laga qabsaday magaalada xeebta ah ee Baraawe, Barnaamijka Qubanaha ee Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa wareystay Agaasime Ku Xigeenka Machadka HIPS, C/rashiid Khaliif Xaashi, isagoo falanqeeyay mustaqbalka ururka kaddib qabsashada Baraawe.

Posted in Multimedia, Uncategorized | Also tagged , , , , , , , , | Leave a comment

Al-Shabaab after the fall of Barawe

After the fall of the coastal city of Barawe, Aljazeera’s Inside Story speaks to HIPS Director, Abdi Aynte, to discuss the fate of the Islamist group after the loss of this strategic port city.

Posted in Multimedia, Uncategorized | Also tagged , , , , , , , , | Leave a comment