Tag Archives: Somali

Isticmaalka Afka Soomaaliga

Machadka Heritage ee Daraasaadka oo kaashanaya Hey’adda Internews, wuxuu qabtay madal looga arrinsanayay sida ay warbaahinta Soomaalidu u isticmaasho afka Soomaaliga, iyo culeysyada kale ee haysta luuqadda, iyo siyaabaha wax looga qaban karo.

Posted in Multimedia, Uncategorized | Also tagged , , , , , , , | Leave a comment