On 16 September 2013, Brussels is hosting the New Deal for Somalia Conference sponsored by the European Union (EU). Somalia will likely be the same on 17 September, the day after the New Deal Compact for Somalia is endorsed. The pact seeks to establish new rules of engagement between the donor community and Somalia. Most importantly, it offers a rare opportunity for both sides to chart a new collaborative framework anchored in mutual respect, transparency, and accountability.
Download the full Policy Briefing (PDF, 123KB)
Kaalinta Beesha Caalamka ee Soomaaliya
Maalinta Xigta ‘Heshiiska Cusub’
Maalinta 16-ka September 2013ka, ayaa magaalada Brussels waxay marti galinaysaa shir lagu saxiixayo barnaamij loo yaqaan ‘Heshiiska Cusub’ (New Deal) oo uu qabanqaabadiisa leeyahay Midowga Yurub. Soomaaliya ayaa loo badaniyaa inaysan waxba iska beddelin 17-ka September, oo ah maalinta xigta saxiixa Heshiiska Cusub. Heshiiskan ayaa raadinaya sidoo loo yagleeli lahaa qaabab cusub oo ay u wada shaqayn karaan bulshada deeq bixiyayaasha iyo Soomaaliya, waxa ugu muhiimsan ee ay taabbo galinayso arrintan ayaa ah in loo abuuro labada dhinacba fursadda ah inay ku wada shaqeeyaan is ixtiraam labada dhinac ah, hufnaan, iyo xisaab sami.
5 Comments
ani waxaan qabaa in dowlada soomaaliya oo dhan ay noqoto mid hal af wadato oo aynaan kala hadlin maxaa yeelay hadii aad kala hadashaan oo aad u kala hdashaan si dad kala socdo ma laydin aaminaayo
marka muujiya af af hal dad taas ayaad shirka 16 september laynku aqoonsan waa iga talo iyo soomaalinimo ok
I, always enjoy your in depth analysis of unfolding Somali affairs.
we are very pleased about the efforts of this nascent institute and we that it shall not relent
its efforts of seeving somali nation please
I am tried of Somalia, Somaliland, puntland and etc politics.
Somali people should learn how to work!
Heritage Institute is incisive in its political analysis. I actually like your policy papers written with an in depth knowledge of matters at hand. The institute will be a platform for Somalis to engage and debate on all matters political for post conflict reconstruction and development of beautiful Somalia. I hope you also include video clips from respected scholars of the issues being discussed. May you progress and continue enlightening us – Somalis – Thank you and be blessed.