Federal Somalia: Not if but How

A significant majority of Somalis favor a federal system of governance, despite serious misgivings.  This is according to a research project concluded by HIPS that spun across 5 major cities in Somalia.The majority of those surveyed consider federalism as the best way to achieve a power-sharing mechanism among Somali clans whereas a vertical system of governance with a highly centralized unitary state is seen as inherently undemocratic and oppressive. People demand horizontal power structures where they can retain a fair degree of influence at the local level.

Download the full policy briefing here.


Federaalka Soomaaliya: Ma ahan hadii, laakiin sidee

Tiro aad muhiim ah oo Soomaaliyeed ayaa doonaya habka maamulka federaalka, inkasta oo uu jiro walwal aad u badan. Tani waxa tusinaya cilmibaaris kusaabsan federaalka oo Machadka Heritage ka fuliyay shan magaalo-madax kuyaala Soomaaliya. Inta badan dadka xog uruurinta laga sameeyay waxa ay u doorbidayaan federaalka si uu u keeno nidaam awood-qeybsi u dhexeeya qabiillada Soomaaliyeed. Hab maamul kor ka yimaada lehna dowlad dhexe ee awood badan waxa ay u arkaan dadka mid aan dimuqraadiyad ahayn iyo sidoo kale mid cadaadis iyo caddaalad darro badan wata. Dadka waxa ay dalbanayaan awood siman taa oo ay heli karaan heer saameyn kufilan suuragalna ah dhanka maamulka deegaannada.

Soo rogo warbixinta oo dhan.