Options To End Somalia’s Current Political Stalemate

Somalia has entered a dangerous political
stalemate that could unravel the significant
progress made on peace-building and state building
since the end of the transition in
2012. The announcement on 8 September
2018 by the leaders of five federal member
states to suspend cooperation with the
Federal Government is alarming on many
levels, not least because such a coordinated
action by the states is unprecedented. The
response – or lack of it – by the Federal
Government of Somalia (FGS) on a crisis
of this magnitude is a further cause for
serious concern. More than ever before,
it is essential that the two sides engage in
serious dialogue, in order to reach viable
and sustainable compromises.

Download the full policy brief here


Soomaaliya waxay dhexda uga jirtaa khilaaf siyaasadeed oo khatar ah, keenina kara in ay kala daataan guulihii ballaarnaa ee laga gaaray nabadaynta iyo qaran-dhisidda tan iyo sannadkii 2012-kii, markii uu dhammaaday xilligii ku-meel-gaarnimada. Baaqii 8-dii September 2018 ay madaxda shanta maamul goboleed ku sheegeen in ay hakiyeen wada-shaqeyntii dowladda federaalka, waa arrin sababo badan dartood welwel u leh, waayo, cod iyo go’aan noocan ah oo dhiillo wata, oo ay goboleedyada dalka oo idil ku midaysan yihiin, waa arrin ugub ah. Jawaab celinta dowladda (ama jawaab la’aanta dowladda) ee xiisadda sidaan u baaxadda weyn, ayaa iyaduna ah arrin walaaceeda leh. Si ka badan siyaabihii hore ayay lagama maarmaan u tahay in labada dhinac ay u guda galaan wada xaajood, waayo, wadahadal ayaa ah wadiiqada ugu dhow ee heshiis looga gaari karo xasillooni darrada siyaasadeed ee hadda taagan.

Soo rogo warbixinta oo dhan